Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wax soo-saarka beeraha Banka Wajaale oo sare u kacay


Wax soo-saarka dalaga Beeraha ee Banka Wajaale oo ku yaala duleedka magaalada xuduudka ah ee Wajaale ee Galbeedka Somaliland ayaa sanadihii ugu dambeeyay si weyn u kobcay.

Afartii sanadood ee ugu dambeeyay oo ay yaraayeen Abaarihii sida xidhiidh ka ah ugu so noq noqon jiray gobolka, iyo Siyaasadaa dardar galinta wax soo saarka beeraha, ayaa keenay in Banka Wajaale laga beero dalagyo aan horey uga bixi jirin, islamarkaana raashin badan oo kayd noqon kara laga soo guray beeraha kala duwan ee halkaa ku yaala.

Sahra Ciidle Nuur, ayaa warbixintan ku eegaysa xilligan oo ay Banka Wajaale ka socoto jarista dalagyo badan oo gaadhay xiligii goynta.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:57 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG