Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shacabka degmada Qoryooley oo ka cabanaya adeeg la'aan caafimaad


Shacabka degmada Qoryooley ee gobolka Shabeella Hoose ayaa ka cabanaya adeegga caafimaadka oo aad u hooseeya, waxaana hakad galay howlihii isbitaalka degmada, kaas oo ay saameysay go'doonka ay maleeshiyada Al-shabaab ay galisay Qoryooley.

Wariyaha VOA Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa warbixinta Baydhaba ka soo diray.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:48 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG