Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dacwad ka dhan ah dowladda Soomaaliya oo loo gudbiyay maxkamadda dambiyada ee ICC


Garyaqaan Yuusuf Cabdi Faarax

Ururka ay ku mideysaniyiin qareennada Soomaaliyeed ee qurba joogta ah oo fadhigiisu yahay magaalada Melbourne ee waddanka Australia ayaa dacwac ka dhan ah dowladda Soomaaliya u gudbiyay maxkamada caalamiga ee dambiyada dagaalka ee ICC ee magaalada The Hague.

Wariyaha VOA ee dalka Australia Ibraahim Cumar Baafo ayaa dacwadan ka wareystay guddoomiyaha ururkaasi Garyaqaan Yuusuf Cabdi Faarax, ugu horeyna waxa uu weydiiyey dacwaddan ay gudbiyeen waxa ay ku saabsaneyd.

Dacwad ka dhan ah dowladda Soomaaliya oo loo gudbiyay maxkamada dambiyada ee ICC
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:51 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG