Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qarax ay Dad ku Dhinteen oo ka Dhacay Shabeelah Hoose


Qarax
Qarax

Dad rayid ah ayaa ku dhintay qarax maanta ka dhacay jidka u dhaxeeya degmada Afgooye iyo tuullada Mareerey ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Warbixintan kooban waxaa Baydhaba ka soo diray Mukhtar Maxamed Catoosh.

Halkaan ka dhageyso warbixinta
please wait

No media source currently available

0:00 0:00:47 0:00


XS
SM
MD
LG