Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Abaaro saameyn xoog leh ku yeeshay xoolaleyda degmada Badhaadhe


Degmada Badhaadhe ee gobolka Jubada Hoose waxaa saameyn xooggan ku yeeshay abaaro, kuwaasi oo galaaftay xoolihii ugu badnaa, waxaana sii kordheysa qeyla dhaanta ka imaaneeysa dadka deegaankaas.

Masuuliyiinta maamulka Jubaland u qaabilsan degmadaas ayaa soo saaray baaq ku aadan arrinkan.

Faafaahinta warkaasi waxaa Kismaayo kasoo diray Wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad.

Abaaro saameyn xoog leh u geystay xoolaleyda oo ka diacay degmada Badhadhe
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:25 0:00


XS
SM
MD
LG