Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sidee khilaafka Farmaajo iyo Rooble u saameeyay dhaqaalaha Soomaaliya?


Farmaajo Rooble
Farmaajo Rooble

Khilaafka siyaasadda ee u dhexeeya madaxweynaha Soomaaliya iyo Raysulwasaaraha waxa uu saameyn ku yeeshay dhaqaalaha dalka, waxaana magaalada Muqdisho oo ka soo kabaneysay dagaallo muddo dheer ka jiray dadku hadda ka walaacayaan maalgashigii dhaqaale oo ay ku sameeyeen.

Waxay ganacsatadu wal-wal ka qabaan in isfahmi waaga siyaasadda ee hadda jira uu sababo dhibaatooyin horseed u noqda in uu dhaqaalahoodu burburo.

Ganacsatada ayaa ugu baaqaya hoggaamiyeyaasha is haya iney is-fahan ka gaaraan siyaasadda, si waddanku uu horay ugusii socdo kobaca dhaqaaluhu sameynayay tobankii sano ee ugu dembeysay.

Weriyaha VOA-da ee Muqdisho Cabdicasiis Barrow ayaa warbixintaan soo diray.

Saameynta khilaafka Farmaajo iyo Rooble uu ku yeeshay dhaqaalaha Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:47 0:00


XS
SM
MD
LG