Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxay Doonayaan Waalidiinta Ka Guura Dalalka Galbeedka? Q:3aad


Waxaan toddobaadkan marti ku ah Barnaamijka Qoyska Fartuun Abuukar Sankuus oo laba sano ka hor carruurteeda ka rartay Gobolka Kentucky ee dalka Mareykanka una guurtay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, balse hadda dib ugu soo noqotay isla gobolkii ay 2 sano hor ka guurtay.

Maxay ahayd sababtii ka dambeysay in Fartuun ay ka guurto Mareykanka, maxaase hadda soo celiyay laba sano ka dib? Barnaamijkan ayay ku faah faahineysaa.

Dhageyso barnaamijka oo ay diyaarisay Caasho Ibrahim Aden (Caashocuud).

Maxay Doonayaan Waalidiinta Ka Guura Dalalka Galbeedka? Q:3aad
please wait

No media source currently available

0:00 0:12:15 0:00


XS
SM
MD
LG