Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Filimkii ugu horreeyey oo sanado badan kadib lagu soo bandhigayo Tiyaatarka


Tiyaatarka Qaranka

Muddo tobonaan sano ah kadib, waxaa 22 bishan September Tiyaatar Qaranka Soomaaliya oo dib u dhis weyn lagu sameeyey lagu soo bandhigi doonaa labo film oo ku saabsan qurbaha iyo Soomaalida.

Mid ka mid ah filimada ayaa ku saabsan farxadgalinta dadka hooy la'aanta ah ama "Homeless" la yiraahdo, halka kan kalena uu yahay kala duwanaanshaha dhaqanka qurbaha iyo gudaha waddanka.

Sahra Cabdi Axmed ayaa furitaanka tiyaatarka iyo filmada lagu soo bandhigi doono ka wareystay agaasimaha maamulka tiyaatarka Ismaaciil Muqtaar Cumar (Ismaaciil Oranjo).

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:40 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG