Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Baaqyada loo jeedinayo Farmaajo iyo Rooble oo sii kordhaya


Farmaajo iyo Rooble
Farmaajo iyo Rooble

Waxaa isa soo taraya baaqyada loo jeedinayo madaxda dawladda Soomaaliya ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Maxamed Xuseen Rooble, ee ah inay xalliyaan muranka siyaasadeed ee ka dhexeeya.

Baaqyadaas ayaa ka imanaya dawladaha iyo ururrada caalamka iyo weliba indheer-garadka Soomaaliyeed.

Warbixin arrintaas ku saabsan waxa inoo soo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Baaqyada loo jeedinayo Farmaajo iyo Rooble oo sii kordhaya
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:03 0:00


XS
SM
MD
LG