Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Is-rasaaseyn dhexmartay militariga Somaliland iyo koox dabley ah


Hargeysa
Hargeysa

Ciidamada Militariga Somaliland iyo koox dablay ah ayaa maanta shaqaaqo ay ku dhexmartay deegaanka Ceel Baxay oo ka tirsan gobolka Saaxil.

Goobtan ayaa ah buur ay xukuumadu ka qodo macdanta, sida ay sheegeen maamulka Gobolka Saaxil.

Warkan waxa Hargeysa kasoo diray Khadar Maxamed Cakule.

XS
SM
MD
LG