Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Gaalkacyo oo wajaheysa hirka saddexaad ee cudurka COVID-19


Mas’uuliyiinta caafimaadka ee ka hawlgala isbitaallada magaalada Gaalakacyo ayaa faah-faahin ka bixin halka uu marayo hirka saddexaad ee cudurka COVID-19.

Agaasimaha isbitaalka Waqooyiga Gaalkacyo Dr. Maxamed Aadan Xuseen ayaa weriyahaya Cabdiwaaxid Mcaalin Isxaaq uga warramay xaaladda COVID-19 ee magaalada.

Gaalkacyo oo wajaheysa hirka saddexaad ee cudurka COVID-19
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:49 0:00


XS
SM
MD
LG