Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho: Shirkii Amniga ee looga Hadli Lahaa Kiiska Ikraan Tahliil oo Baaqday


Ikraan Tahliil
Ikraan Tahliil

Magaalada Muqdisho waxaa maanta qabsoomi waayay shir amni oo uu hore ugu dhawaaqay madaxweynaha muddo xilleedkiisu dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Shirkaasi oo la filayay in looga hadlo kiiska Ikraan Tahliil.

Baaqashada shirkan ayaa la xiriirtay ka dib markii shalay taliyihii hore e sirdoonka Soomaaliya Faha Yaasin lagu joojiyay dalka Djibouti, dibna loogu celiyay magaalada Istanbul.

Haddaba wararkii u danbeeyay waxaa inoo haya weriyaha VOA Cabdulqaadir Maxaed Cabdulle.

Shirkii guddiga amniga oo baaqday
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:32 0:00


XS
SM
MD
LG