Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Roob dabeylo wata oo ka da'ay qeybo ka mid ah gobolka Bari


Roob dabayl wata ayaa fiidnimdii xalay waxaa uu ka da’ay tuulada Xiriiro oo 50 km u jirta degmada Isku Shuban ee gobolka Bari.

Gudoomiye ku-xigeenka Xiriiro, Ismaaciil Xasan Xuuseen ayaa VOA u sheegay in roobabkan Ddabaysha watay uu burbur xoogan u gaystay guryo degaan iyo kuwo ganacsi, goobaha waxbarashada iyo inuu jaray waddadii gaadku isticmaali jireen.

Weriyaha VOA Faadumo Yaasiin Jaamac ayuu uga waramay khasaraha roobku gaysteen.

Roob dabeylo wata oo ka da'ay qeybo ka mid ah gobolka Bari
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:10 0:00




XS
SM
MD
LG