Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxkamad xukuntay rag iska dhigay Al-Shabaab si ay lacag u urursadaan


Ragga la xukumay

Maxkamadda Milatariga Soomaaliya ayaa laba nin ku heshay dambi ah inay iska dhigayeen inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab si ay lacago aan sharci ahayn dadweynaha uga urursadaan.

Ciidamada Amniga Soomaaliya, gaar ahaan Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa soo qabtay Maxamed Cali Cabdi Isxaaq iyo Axmed Yaasiin Xaaji Gaabow, dabayaaqadii bishii May.

Qareennada raggaas ayaa ku dooday in laga qaado keliya magdhow sida lagu sheegay qoraalka maxkamadda. Faahfaahinta maxkamadayntan ayaa Haaruun Macruuf uu ka waraystay weriyahayaga Muqdisho Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:08 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG