Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ururada Bulshada Rayidka oo ka walaacsan khilaafka Farmaajo iyo Rooble


Shaatax

Ururada Bulshada Rayidka Soomaaliya ayaa ku baaqay in lasoo afjaro khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya madaxda dawladda federaalka oo ay sheegeen in haddii uu sii socdo uu saamayn karo shaqadii hay’adaha dawladda oo ay ka mid yihiin kuwa amniga.

Bulshada rayidka ayaa arrintan kaga hadlay war-saxaafadeed ay maanta kasoo saareen magaalada Muqdishu.

Weriyahayaga Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa aragtida bulshada rayidka ka waraystay guddoomiyaha ururrada bulshada rayidka Cusmaan Muxiyaddiin Shaatax.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:27 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG