Isku xirrada

War Deg-Deg ah

ILEYSKA VOA: Hubanti la'aanta mustaqbal ee suxufiyiinta Afghanistan

Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay hubanti la’aanta mustaqbal oo ay wajahayaan suxufiyiinta dalka Afghanistan kadib markii ay dalkaas ay qabsadeen kooxda Taalibaan. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.

ILEYSKA VOA: Hubanti la'aanta mustaqbal ee suxufiyiinta Afghanistan
please wait

No media source currently available

0:00 0:12:53 0:00


This item is part of
XS
SM
MD
LG