Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Talyaaniga: Wiil Soomaali ah oo toorey ku dhaawacay afar qof


Wiil Soomaali ah ayaa afar qof ku dhaawacay weerar tooreey loo adeegsaday oo ka dhacay magaalada Rimini oo ku taala Talyaaniga.

Eedeysanaha oo 26 jir ah ayaa ku safrayay bas isaga oo aan sidan tikidhka gaadiidkaas lagu raaco.

Wariyaha VOA-da Qaarada Yurub Cabdixaafid Cawil Ismaaciil ayaa Shukri Siciid oo ah saxafiyad Soomaaliyeed oo u shaqaysa Wargeyska The Republica ka wareystay shilkan waxaanu marka hore weydiiyeey sidda ay wax u dhaceen?

Talyaaniga: Wiil Soomaali ah oo toorey ku dhaawacay afar qof
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:45 0:00


XS
SM
MD
LG