Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Austin oo ka hadlay haddii Mareykanka uu ciidamo u dirayo Soomaaliya


Lloyd Austin
Lloyd Austin

Wasiirka Difaaca Maraykanka Lloyd Austin ayaa sheegay in Maraykanku uu haatan ka amni badan yahay sida uu ahaa 20 sano ka hor, markii ay dhaceen weerarradii argagixiso ee September 11, 2001-dii kuwaasi oo ay ku dhinteen ku dhawaad 3000 kun oo qof.

Lloyd Austin ayaa wareysi uu siiyay VOA sidoo kale wax laga weydiiyay howlagallada argagixiso la dirirka ee Maraykanku uu ka wado dunida, iyo in Maraykanku uu mar kale ciidamo u dirayo Soomaaliya iyo in kale.

Haddaba weriyaha VOA ee Pentagon-ka Carla Babb ayaa wareysatay wasiirka difaaca Maraykanka, waxayan wugu horreyn weydiisay in Marayknku uu ka amni badan yahay siduu ahaa 20 sano ka hor. Wareysigan waxaa si wadajir ah u soo jeedinaya Maxamed Bashiir iyo Sahra Cabdi.

Austin oo ka hadlay haddii Mareykanka uu ciidamo u dirayo Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:48 0:00


XS
SM
MD
LG