Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Sidee falcelintii Maraykanka ee weeraradii 9/11 u saameysay shirkaddii Al-Barakaat?


Axmed Galool

Falcelintii ka dhalatay weerarradii Mareykanka ee 11-kii September, 2001-dii, waxa ay keentay cabsi badan iyadoo saameyn ku yeelatay shirkado ganacsi oo ka shaqeynayay dunida.

Shirkadahaasi waxaa ka mid ah shirkaddii isgaarsiinta iyo xawaaladda ee Barakaat oo la xayiray, sidoo kalana la xannibay mas'uuliyiintii ugu sarreeyay shirkaddaasi. Shirkadda Barakaat dib ayaa loo fasaxay, laakiin waxaa ku dhacay dhibaato dhaqaale oo xooggan.

Axmed Cali Yuusuf oo loo yaqaanno Galool waxa uu kamid yahay madaxda shirkaddaasi ee la xayiray, balse dib hantidoodii loogu fasaxay.Wariyaha VOA ee Muqdisho Cabdicasiis Barrow oo la kulmay ayaa ugu horreyn weydiiyay, saameyntii ay ku yeelatay xayiraaddii la saaray shirkaddooda?

please wait

No media source currently available

0:00 0:08:34 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG