Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Waan-Waan laga dhex-wado Farmaajo iyo Rooble oo kulan fool ka fool ah ku leh Madaxtooyada


Farmaajo iyo Rooble
Farmaajo iyo Rooble

Magaalada Muqdisho waxaa ka socda dadaallo lagu doonayo in xal loogu helo khilaafka sii xoogeysanaya ee u dhaxeeya madaxweyne Farmaajo iyo Ra'iisulwasaare Rooble. Labada mas'uul ayaa maanta kulan fool ka fool ah ku yeeshay xarunta madaxtooyada.

Siyaasiyiin ay ku jiraan madaxda maamul-goboleedyada Galmudug iyo Koonfur Galbeed ayaa isku dayaya in ay heshiisiiyaan Farmaajo iyo Rooble oo isku haya cidda hoggaamineysa hay’adda sirdoonka iyo waliba caddaalad in ay hesho gabadhii ka tirsanayd hay’adda NISA ee dhawaan la dilay.

Haddaba wararkii u danbeeyay waxaa inoo haya weriyaha VOA Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Wararkii unu danbeeyay ee khilaafka Farmaajo iyo Rooble
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:14 0:00


XS
SM
MD
LG