Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Saameynta weeraradii September 11 ee Soomaaliya


world trade centre

Bishii Spetember 11-keedii sanadkii 2001-dii, muddo haatan 20 sano ay ku buuxameyso maalinta sabadita ah ee berirto waxay aheyd maalin wax weyn ka bedeshay dunida Islaamka iyo siyaasadihii reer galbeedka.

Waxay aheyd maalin kooxo is-miidaamiyey oo af-duubtay diyaarado rakaab oo Mareykanka laga lahaa ay weerar ku qaadeen, dayuuradihaasina ay ku dhufteen dhismayaal dhadheer oo dalkaasi ku yaallay waxayna ku dileen kumannan qof.

Meelaha saameyntaa ay gaartay waxaa ka mid ah Somalia, sida warbixintan oo uu Muqdisho ka soo diray u uku eegayo Wariyaha VOA-da Cabdicasiis Barrow.

please wait

No media source currently available

0:00 0:08:48 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG