Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin ku saabsan ololaha tallaalka COVID-19 ee deegaannada Jubaland


Ololaha qaadashada Talaalka kahortaga cudurka COVID-19 ayaa ka biloowday degaannada Jubbaland xilli mudo haatan laga joogo afar bil dadkii ugu badnaa ay u geeriyoodeen xanuunkaas.

Waxaana bulshada Jubbaland la duldhigay amarka ah qaadashada Tallaalka COVID-19, si bulshada looga badbaadiyo halista cudurkaasi oo saameen weyn ku yeeshay dunida oo dhan.

Faafaahinta warkaas waxaa Kismaayo kasoo diray wariyay VOA Aadan Maxamed Salaad.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:46 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG