Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xal ma laga gaari karaa is-maandhaafka u dhexeeya madaxda dowladda?


Farmaajo iyo Roble
Farmaajo iyo Roble

Waxaa cirka isku sii shareeraya muranka ka dhex aloosan Madaxweynaha iyo Ra'isul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo Maaxamed Xuseen Rooble, kaas oo salka ku haya buuqii ka dhashay dilkii la sheegay in loo geystay Ikraan Tahliil oo ka tirsaneyd hey’adda Sirdoonka ee NISA.

Wixii xilligaas ka dambeeyay waxaa qoraallo is-burinaya kasoo kala baxayeen xafiiska Madaxweynaha iyo kan Ra'isul Wasaaraha.

Haddaba, waa ayo cidda awoodda u leh in khilaafkan oo kale ay xalliso, Dastuurkuse muxuu arrintan ka qabaa? Su’aalahaasi waxaa ka jawaabaya Amiin Haaruun oo ah qareen ka howlgaa gobolka Minnesota ee dalkan Mareykanka

Jacfar Kukay ayuu khadka taleefoonka ugu warramay.

Xal ma laga gaari karaa is-maandhaafka u dhexeeya madaxda dowladda?
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:55 0:00


XS
SM
MD
LG