Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wararkii ugu dambeeyey loolanka Rooble iyo Farmaajo


Farmaajo iyo Rooble
Farmaajo iyo Rooble

Weli waxaa taagan xiisadda siyaasadeed ee Soomaaliya ee ka dhalatay loolanka dhinaca awoodda ee u dhaxeeya madaxweyne Farmaajo iyo ra’iisul wasaare Rooble.

Xiisadda ugu dambeeysay, ra’isul wasaaraha Soomaaliya oo xilka ka qaaday wasiirka Amniga Xasan Xundubeey Jimcaale, xilkaasna u magacaabay Cabdullahi Maxamed Nuur, oo ah siyaasi ka mid ah xubnaha mucaaradka, kana tirsan xildhibaanadda baarlamanka federaalka.

Dhinaca kale, saakay waxaa Muqdisho shir ku yeeshay taliyeyaasha hey’adaha Amniga. Waxaa sidoo kale khilaafkan siyaasadeed ee taagan ka hadlay Madaxweynihii hore Sheekh Shariif Sheekh Axmed.

Warbixintan waxaa Muqdisho kasoo dirtay Seynab Abuukar Maxmed.

Wararkii ugu dambeeyey loolanka Rooble iyo Farmaajo
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:32 0:00




XS
SM
MD
LG