Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Xasan Sheekh oo ka hadlay khilaafka Farmaajo iyo Rooble


Xasan Sheekh
Xasan Sheekh

Waxaa soo xoogeysanaya walaaca ay Soomaali badani ka qabaan inuu sii xoogeysto khilaafka u dhexeeya madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Rooble, islamarkaana uu saameyn ku yeesho doorashada haddaba waqtigeedi dhaaftey iyo amniga dalka

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegey in ay nasiib darro tahay in xiligan dalku galo khilaaf iyo qalqal siyaasadeed, wuxuuna ugu baaqey madaxda xiligan in danta dalka la eego oo laga gudbo khilaafaadka jira.

Falastiin Axmed Iiman ayaa ugu horeyn weydiisey Xasan Sheekh sida uu u arko khilaafka madaxda dowladda ee xiligan?

Wareysi: Xasan Sheekh oo ka hadlay khilaafka Farmaajo iyo Rooble
please wait

No media source currently available

0:00 0:08:30 0:00


XS
SM
MD
LG