Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxaa loo qorsheynayaa dhulka ay UNHCR ka raadineyso Kismaayo?


Xilli Dowlada Kenya dhawaan ay shaacisay in la xerayo Xeryaha Qaxootiga ee Dadaab ayaa waxaa Hay'ada Qaxootiga Adduunka ee UNHCR iyo Maamulka Jubaland ay ka wada hadleen sidii loo heli lahaa dhul la dajiyo dadkaasi.

Dhinacyada ayaa sidoo kale isla soo qaaday wax ka qabashada xaaladaha bani’aadannimo ee heesta dadkii sanadihii dambe laga soo raray dadaab ee Kismaayo ku sugan kuwaasi oo ay haysato xaalad nololeed oo ada kadib markii ay la qabsan waayeen nolosha Soomaaliya.

Faah-faahinta warkaas waxaa Kismaayo kasoo diray wariyaha VOA ee Kismaayo Aadan Maxamed Salaad.

Muxuu yahay dhulka ay UNHCR ka raadineyso Kismaayo?
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:43 0:00



XS
SM
MD
LG