Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Farmaajo iyo Rooble midkee ku taagan dastuurka?


Farmaajo Rooble
Farmaajo Rooble

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka horyimid shaqo ka-joojinta uu ra’iisul wasaare Rooble ku sameeyey agaasimaha Hay'adda Sirdoonka iyo Nabad-Sugidda Qaranka Fahad Yaasiin, wuxuuna amray inuu shaqadiisa sii wato, sida lagu sheegay qoraal rasmi ah oo ka soo baxay madaxtooyda Villa Somalia.

Farmaajo ayaa ku soo celinta Fahad Yaasiin ee xilka waxa uu u cuksaday qodobada 87-aad iyo 90-aad, 97aad iyo 100-aad ee dastuurka ku-meel gaarka ah ee Soomaaliya.

Maxamed Colaad Xassan ayaa weydiiyay sharci-yaqaan Professor. Cabdiraxmaan Cabdullahi Dhubbad, bal inuu sharaxo sharciyada dastuurka ee awoodaha madaxweynaha iyo tan ra’isul wasaaraha.

Farmaajo iyo Rooble midkee ku taagan dastuurka?
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:10 0:00


XS
SM
MD
LG