Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muxuu Cabdiweli Gaas ka yiri shaqo ka-joojintii Fahad Yaasiin?


Gaas
Gaas

Ra'iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble iyo madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waa isku khilaafsanyihiin shaqo ka-joojinta xalay xili dambe uu Ra'iisul Wasaaruhu ku sameeyey taliyihii hay'adda Sirdoonka iyo Nabad-suggidda Qaranka NISA.

Hadaba jawaabta Ra'iisul wasaare Rooble maxay ka dhigan tahay? mase jirtey dhaba kale oo arrinkan loo mari karey xalkiisa?

Falastin Ahmed Iman ayaa su'aashaas weydiisey Ra'iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, sidoo kalena ahaa madaxweynihii hore ee Puntland Abdiwali Ali Gaas.

Muxuu Cabdiweli Gaas ka yiri shaqo-joojintii Fahad Yaasiin?
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:44 0:00

XS
SM
MD
LG