Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Rooble oo madaxda hay'adda NISA u qabtay 48 saac


Rooble

Ra'iusul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo shacabka la hadlay ayaa sheegey in aan lagu qanci karin warbixintii hay'adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka Soomaaliyeed ay ka soo saareen dilkii Ikraan Tahliil Faarax, oo ka tirsaneyd hay'addaas.

Rooble, ayaa madaxda NISA u qabtay 48 saacadood, oo ay ku keenaan warbixin intaasi ka badan.

Wararkii ugu dambeeyay ee arrimhaasi waxaa Muqdisho ka soo direy C/qaadir Maxamed Cabdulle.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:08 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG