Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Jubbaland: Abaaro iyo Biyo La’aan Daran oo ka Jirta Jubbada Hoose


Maamulka Jubbaland ayaa qeeyla dhaan ka soo saaray abaaro iyo biya la'aan laga soo sheegayo deegaano ka tirsan gobolka Jubbada Hoose. Biyo la’anta ugu badan ayaa lagu soo waramayaa in ay ka jirto deegaannada Diif, Dhoobley iyo deegaannada dhulka xeebta ah ee gobolka Jubbada Hoose.

Wariyaha VOA ee Kismaayo Aaden Maxamed Salaad ayaa warbixintan inoo soo diray.

Abaar iyo biyo la'aan ka taagan deegaano ka tirsan Jubbada Hoose
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:56 0:00


XS
SM
MD
LG