Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kulan looga hadlay ammaanka oo ka dhacay Ceelwaaq


Degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo ayaa waxaa lagu soo gabagabeeyay kulan looga hadlayay adkeeynta amaanka magaaladaasi oo waayihii dambe soo xumaanayay, kadib markii ay Al-shabaab dilal iyo qaraxyo ay ka geesteen.

Waxaana masuuliyiinta maamulka degmada Ceelwaaq iyo saraakiisha Ciidamada isku raaceen in laga wada shaqeeyo sugida ammaanka magaaladaas.

Wariyaha VOA ee Kismaayo Aadan Maxamed Salaad ayaa warbixintan soo diray.

Kulan looga hadlay ammanka oo ka dhacay Ceelwaaq
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:06 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG