Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kumuu ahaa Maxamed Aaden Shamuuri oo Muqdisho ku geeriyooday?


Shamuuri
Shamuuri

Allah ha u naxariistee waxaa xalay fiidkii magaalada Muqdisho gaar ahaan xaafadda Wardhiigley ku geeriyooday Fanaanka Maxamed Aaden Shamuuri oo ka tirsanaa hoballada Waaberi.

Shamuuri waxa uu fanka ku biiray dabayaaqadii 1970-meeyadii. Geerida fannaan Shamuuri iyo kaalintii uu ku lahaa hoballada Waabari ayaa wariyaha VOA ee Washington Caasho Ibrahm Aden ka wareystay Fannaanka Maxamed Xasan Barrow oo ay isku xilli wada bilaabeen fanka oo ku sugan magaalada Muqdisho.

Kumuu ahaa Maxamed Aaden Shamuuri oo xalay Muqdisho ku geeriyooday?
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:13 0:00


XS
SM
MD
LG