Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Daraasad cusub: Caqabadaha haysta waxbarashada Soomaaliya


Warbixin cusub oo ku saabsan cabqadaha waxbarashada ee ka jira dhinacyada manhajka, waxbarista, qiimaynta iyo maamulka ayuu maanta daabacay machadka daraasaadka ee Heritage ee magaalada Muqdisho.

Haddaba nuxurka warbixintan ayaa Caasha Ibrahim Aden ay ka waraystay qoraaga warbxiintaas Cabdullaahi Sheekh Adan Xuseen oo ku sugan magaalda Dooxa ee dalka Qatar.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:35 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG