Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Galmudug iyo Puntland oo u midoobaya dagaalka Al-Shabaab

Galmudug Puntland
Galmudug Puntland

Shir ay yeesheen mas’uuliyiinta maamul goboleedyada Galmudug iyo Puntland ayaa maanta lagu qabtay magaalada Gaalkacyo.

Labada dhianc waxay sheegeen in shirkan looga wadahadlay in loo midoobo dagaalka ka dhanka ah ururka Al-Shabaab.

Cabdiwaaxid Macalin Isxaaq ayaa warbixintan kasoo diray Gaalkacyo.

Galmudug iyo Puntland oo u midoobaya dagaalka Al-Shabaab
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:09 0:00



XS
SM
MD
LG