Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxay yihiin caqabadaha heysta kalluumeysata Soomaaliya?


Soomaaliya oo leh xeebta ugu dheer qaaradda Afrika, ayaa waxa la sheegaa in dadku aysan sidii la rabo uga faa'ideysan kheyraadka uu Alle ku manneystay, waxaana caqabadaha heysta kalluumeysatada Soomaaliyeed ka mid ah marka ay kalluunka soo jillaabtaan ineysan heysan suuqyo ay u iib geeyaan.

Caqabadahaasi iyo sida loo xallin karo, ayuu wariyaha VOA ee Washington Jamal Ahmed Osman ka wareystay Eng. Ceydaruus Axmed Xasan, oo ah khabiir dhinaca kalluumeysiga ah, muddo ka badanna 30 sano la soo shaqeynayay wasaaradda kalluumeysiga Soomaaliya.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:22 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG