Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Beeralay lagu laayey deegaan u dhow Beledweyne


Malayshiyaad hubeysan ayaa weerar gaadmo ah ku dilay dad beeraley ah degaan u dhow magaalada Baledweyn.

Warbixin kooban oo arrintaas ku saabsan waxaa soo diray wariyaha VOAda ee Beledweyne Xuseen Xasan Dhaqane.

Dhageyso dhimashada Beledweyne
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:04 0:00


XS
SM
MD
LG