Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Jubaland oo mamnuucday in hub lagu dhex qaato magaalada Kismaayo


Kismaayo

Maamulka Jubaland ayaa soo saartay awaamiir lagu mamnuucayo hubla lagu dhex qaato magaalada Kismaayo, si loo xaqiijiyo amaanka magaalada oo la filayo dhawaan in lagu qabto doorashada xildhibaanada labada Aqal ee baarlamanka Soomaaliya ee laga doorto Jubaland.

Afhayeenka Wasaarada Amniga Jubbaland Jaamac Axmed Cali ayaa arrimahan waxaa ka wareestay wariyaha VOA ee Kismaayo Aadan Maxamed Salaad.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:17 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG