Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Cilmi-baaris xog muhiim ah ka bixisay nolosha Soomaalida oo lasoo bandhigay


Maalintii labaad ayaa saakay lagu wadaa in magaalada Muqdisho lagu soo bandhigo cilmi-baaris laga sameeyay nolosha Soomaaliya, sida dhaqaalaha, caafimaadka, warbarashada iyo sharciga.

Cilmi baaristan waxaa soo bandhigaya aqoonyahanno Soomaaliyeed oo kaashanaya jaamacad ku taalla magaaalada Muqdisho.

Waxyaabaha sida aadka ah looga hadlayo waxaa kamid ah saameynta xanuunka Covid19 uu ku yeeshay dhaqaalaha iyo guud ahaan dalka, iyadoo sidoo kale aqoonyahanku ay bixinayaan talooyin ku aaddan sida xalka ay u arkaan.

Wariyaha VOA-da ee Muqdisho Cabdicasiis Barrow ayaa warbixintaan soo diray.

Cilmi-baaris xog muhiim ah ka bixisay nolosha dadka Soomaaliyeed oo la soo bandhigay
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:49 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG