HARGEYSA —
Waxaa magaalada Hargeysa lagu soo gabo gabeeyey kulan diineed ay qabteen urur lagu magacaabo Ansaaru Sunnah, iyadoo ay ka qayb galeen qaar ka mid ah culimada waa weyn ee Soomaaliyeed.
Mas’uuliyiinta Somaliland ayaa iyaguna ka hadlay shirkaasi. Warkan waxaa Hargeysa kasoo diray Khadar Maxamed Cakule.