Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxay doonayaan ciidamada qabsaday Beledweyne?


Ciidamada Qabsaday Beledweyne
Ciidamada Qabsaday Beledweyne

Ciidamo ka tirsan Militariga Soomaaliya oo la magac baxay Badbaado Hiiraan ayaa xalay la wareegay xarunta maamulka Gobalka Hiiraan ee magaalada Baledweyne iyo taliska Guutada Shanaad Qeybta 27-aad ee ka howlgasha degaanada HirShabeelle.

Ciidankan oo kasoo horjeeda maamulka HirShabeelle, ayaa waxa ay sheegeen inay badbadiinayaan shacabka gobolka Hiiraan, sida ay hadalka u dhigeen.

Waxay sidoo kale sheegeen inay kasoo horjeedaan safar la qorsheeyey inuu maanta Beledweyne ku tago madaxweynaha maamulka HirShabeelle Cali Cabdullahi Guudlaawe.

Warbixintan waxaa soo direy wariyahaha VOA Xuseen Xasan Dhaqane.

Maxay doonayaan ciidamada qabsaday Beledweyne?
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:21 0:00


XS
SM
MD
LG