War Deg-Deg ah

Golaha Wakiilada Somaliland oo ka doodaya xeer-hoosaad cusub

Golaha Wakiilada Somaliland
Golaha Wakiilada Somaliland

Fadhigii maanta ee Golaha Wakiilada Somaliland ayaa mudanayaasha baarlamaanku maalintii labaad waxay dood ka leeyihiin xeer-hoosaadka cusub ee goluhu ku shaqayn doono.

Warkan waxa Hargeysa kasoo diray Khadar Maxamed Cakule.

Golaha Wakiilada Somaliland oo ka doodaya xeer-hoosaad cusub

No media source currently available



XS
SM
MD
LG