GAROOWE —
Magalada garoowe waxaa xalay lagu soo xiray wajigii koowad ee ololaha diiwaan-gelinta codbixiyeyaasha degmooyinka Puntland, kaas oo dhawaan ka bilowday degmada Garoowe.
Warbixintan waxa Garoowe ka soo direy Nuux Muuse Birjeeb.