Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Hirshabeelle: Arday gaareysa 9,000 oo la siiyay deeq waxbarasho oo bilaash ah


Arday gaareysa 9000 oo ka soo jeeda qoysas danyar iyo barakacaal ku nool degmooyinka Balcad iyo Jowhar ee gobalka Shabellaha Dhexe ayaa horraantii bishan waxaa u billaabatay waxbarasho bilaash ah oo ilaa dugsiga hoose iyo dugsida dhexe ah.

Deeqdan waxbarasho oo qeyb ka ah mashruuca Bar ama Baro oo ah mid loogu talagalay danyarta aan awoodin in ay iska bixiyaan lacagta waxbarashada.

Warbixintan waxaa Jowhar inooga soo direy wariyaheenna Hussein Hassan Dhaqane.

Hirshabeelle: Arday gaareysa 9000 oo la siiyay deeq waxbarasho oo bilaash ah
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:03 0:00


XS
SM
MD
LG