Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xaggee ayay ku dambeeyeen saraakiishii Soomaalida ahaa ka howlgali jiray Afghanistan


Dr Hussein
Dr Hussein

Shaqalaha Qaramada Midoobay qeybtooda gargaarka ayaa laga daadgureeyay dalka Afghanistan, iyagoo la geeyey dalka deriska la ah waddankaasi ee Kazakhistan, waxaana shaqaalahaasi kamid ah nin Soomaali ah oo lagu magacaabo Dr Xuseen Yoonis.

Wariyaha VOA ee qaarada Australia iyo Koonfurta Asia Ibrahim Cumar Baafo ayuu u waramay.

Xaggee ayay ku dambeeyeen saraakiishii Soomaalida ahaa ka howlgali jiray Afghanistan
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:07 0:00


XS
SM
MD
LG