QAAHIRA —
Dowladdaha Masar iyo Soomaaliyua ayaa magaalada Qaahira ku kala saxiixday heshiisyo la xiriira dhinacyada waxbarashada, ganacsiga iyo maalgashiga.
Wafdi uu hoggaaminayo ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa safar shaqo ku jooga dalka Masar, maalintii saddexaad.
Dowladda Masar ayaa oggolaatay inay kordhiso tiradea ardayda Soomaalida ee deeqda waxbarasho loo geeyo dalka Masar.
Weriyaha VOA ee Qaahira Xuseen Saxnuuni ayaa warkan kasoo diray Qaahira.
Facebook Forum