Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Galmudug: Waa sidee xaaladda goobihii uu ka dhacay dagaalkii shalay?


Xaaladda deegaanka Shabeelow ee gobolka Mudug ayaa degan maanta, halkaas oo shalay ay ku dagaallameen ciidamada Galmudug iyo kooxda al-Shabaab.

Dagaalladaasi ayaa dhaliyay dhimasho iyo dhaawac.

Warkii ugu dambeeyay waxa soo diray C/waaxid Macalin Isaaq.

Galmudug: Waa sidee xaaladda goobihii uu ka dhacay dagaalkii shalay?
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:37 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG