Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Doorashada xubno ka tirsan Aqalka Sare oo ka dhacday Baydhaba


Koonfur Galbeed
Koonfur Galbeed

Doorashada saddex kursi oo ka mid ah ah Aqalka Sare ee Soomaaliya ayaa maanta ka dhacay magaalada Baydhaba ee maamul goboleedka Koonfur Galbeed.

Doorashadan ayaa ka dhigan in maamulka Koonfur Galbeed uu yahay midka labaad ee soo dhameystira doorashada Aqalka Sare kadib maamulka Puntland.

Warbixintan waxaa magaalada Baydhaba nooga soo diray Mukhtaar Maxamed Catoosh.

Doorashada xubno ka tirsan Aqalka Sare oo ka dhacday Baydhaba
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:07 0:00


XS
SM
MD
LG