Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Sidee ayuu u shaqeeyaa hannaanka lacag-bixinta mideysan ee Soomaaliya?


Ahmed Hundubey
Ahmed Hundubey

Dhawaan waxa magaalada Muqdisho lagu qabtay munaasabad lagu shaaciyay nidaamka hab maaliyadeed mideysan ee lacag-bixinta qaranka, kaas oo bankiyada Soomaaliya u oggolaanaya in lacagaha la isku diri karo.

Arrintan ayaa dad badani soo dhaweeyay, una arkaan tallaabo hore loo qaaday.

Wariyaha VOA ee Washington Jamal Ahmed Osman ayaa haddaba arrimahan ka wareystay Axmed Xundubey oo ah Agaasimaha maamulka lacagta ee Bankiga Dhexe ee Soomaaliya, wuxuuna ugu horreyn weydiiyay baahida keentay in tallaabadan la qaado:

Wareysi: SIdee u shaqeeyaa hannaanka lacag-bixinta mideysan ee Qaranka?
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:44 0:00


XS
SM
MD
LG