Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Aabaha gabadhii lagu dilay Laascaanood oo codsaday caddaalad


Cabdiraxmaan Maxamed Yusuf oo ah aabaha dhalay gabar 14 jir ah oo Laascaanood ku geeriyootay ayaa cod saday in maxkamada loo horkeeno askariga ku ee daysan dilka gabadhiisa.

Wariyaha VOA ee Laascaanood Abdikarin Olol ayaa wareystay Cabdiraxmaan Maxamed Yusuf.

Wareysi: Aabaha gabar lagu dilay Laascaanood oo codsaday caddaalad
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:51 0:00


XS
SM
MD
LG