Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Guddoomiye Maxamed X. Cirro


Doorashada Aqalka Sare ee Jubaland

Guddoomiyaha guddiga doorasshada heer Federal Maxamed Xassan Cirro oo Idaacadda VOA uga warbixiyay sida ay ku socotoo doorashada xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka ayaa sheegay in kaalintooda ay tahay oo kaliya kor joogteyn iyo kala wareegidda natiijada ee maamul goboleedyada.

Madaxda maamul goboleedyada ayaa sameeyay xulasho ay ugu magacdareen doorasho mana jirin cid haba yaraatee tartan dhab ah la gashay xubnaha kusoo baxay Aqalka Sare.

Maxamed Xassan Cirro ayaa sheegay in habka ay u dhaqmeen madaxda maamullada lagu qeexay heshiiska madasha doorashada.

Wariyaha VOA-da Cabdulqaadir Maxamed Mursal Samakaab oo khadka telefonka ee magaalada Muqdisho kula xiriiray ayuu uga horeyn weydiiyay sida ay wax ku socdaan.

Dhageyso wareysiga guddoomiye Cirro
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:45 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG